Raysul Wasaaraha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay Xaalada Magaalada Kismaayo, Daawo Wareysi

Saturday, May 11, 20130 comments


Ra’iisal Wasaare Saacid oo mar kale si kulul uga hadlay Xaalada Magaalada Kismaayo, Daawo Wareysi
  
Raiis’al wasaraha Dowladda Federaalka Somalia Dr Abdi Farah Shirdon Saacid ayaa   waxaa uu marki ugu horaysay waraysisiiyay Telefeshinka Al Jaziira kaga hadlay muranka  ka taagan Jubbooyinka iyadoo dowladdiisa mowqif cad ka is taagtay shirka ka socda kismaayo, waxaana jira in Maamulayaasha kismaayo ay weli ku adkeysanayan inay dhisi doonaan Maamul GoboleeD







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog